Radio Muqdisho oo ay ka socoto Raadinta Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan
Mas'uuliyiin ka socota Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culumaa'udiin ayaa ku sugan Istuudiyaha Radio Mogadishu waxaana ay ku howlan yihiin raadinta bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan....
Read more











