15-ka May waa maalin ku weyn xusuusta waddaniyiinta Soomaaliyeed “Maqaal”
Dhalinyaradu waa laf dhabarka bulshada, xilliga dhalinyaranimaduna waa marka ugu haboon ee qofka looga faa’iideysto maskax ahaan iyo mururq ahaan, horumarka dalkastana waxa uu ku xiranyahay sida loo horumariyo aqoonta...
Read more











