Weerar lagu qaaday xarun booliis oo ku taal Indonesia
Laba qof oo saarnaa mooto ayaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday xarun booliis oo ku taal magaalada Surabaya, maalin uun kadib markii ay mawjado qaraxyo ah oo dhimasho badan gaystay...
Read moreLaba qof oo saarnaa mooto ayaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday xarun booliis oo ku taal magaalada Surabaya, maalin uun kadib markii ay mawjado qaraxyo ah oo dhimasho badan gaystay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta khudbad ka jeediyey Daah furka Shirka Dib U eegista Dastuurka ayaa ka hadlay arrimo muhiim ah oo...
Read moreWasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay ka qeyb galeen wakiillo ka kala socday caalamka, kaasoo looga hadlayay dib u habeynta ciidanka Booliiska. Kulankan...
Read moreDowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu deeqday hal milyan iyo bar doolar si loogu gurmado dadka ay fatahaaddu saameysay ee ku nool Gobollada Hiiraan iyo Gedo. Madaxweynaha JFS...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta booqday Degmada Waaberi halkaas oo ay ka socotoy dardargelinta hawlaha dariseynta Gobolka Banaadir. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa halkaasi ku...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire David Concar, waxaana ay ka wada hadleyn qodobo...
Read moreDayactirka Xafiiskii Guddoonka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee ku taala mgaalada Dhuusamareeb, waxaa iska kaashanaya maamulka Galmudug iyo Hay’adda Care oo bixineysa dhaqaalaha ku baxaya dayactirka xafiiska, iyadoo ay door weyn...
Read moreMadaxweynaha Dalka Turkiga , Recep Tayyip Erdogan, ayaa dhiggiisa Dalka Ruushka Vladimir Putin, kala hadlay go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, kaga baxay heshiiskii Nuclear-ka ee Dalka Iiraan. Labada hoggaamiye...
Read moreR/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyrre, ayaa xalay kormeeray xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho