Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Xarunta Dambi baarista ee C.I.D oo dib u dayactir uu ka socda “Sawirro”
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ay wehliyeen qaar kamid ah Sarreeyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Xarunta dambi baarista...
Read more











