Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha oo booqanaya Kuuriyada Waqooyi
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Wang Yi ayaa booqan doona Kuuriyada Waqooyi toddobaadkan, ka dib markii ay wadahadal taariikhi ah galeen Kuuriyada Koonfureed iyo Kuuriyada Waqooyi Jimcihii. Safarkan ayaa imaanaya...
Read more











