Samafalayaal lagu afduubtay dalka Koofurta Sudan
Saraakiisha Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan 10 xubnood oo ka tirsan laamaha gargaarka lagu Afduubtay Gobolka Yei River ee Dalka Sudaanta Koofureed. Isku-duwaha Qaramada Midoobay , Alain Noudehou,...
Read more











