Shir ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kaga hadlay dar-dargelinta arrimaha hanaanka qaadista canshuuraha Dalka iyo sidii loo midayn lahaa,iyagoo maanta...
Read moreRa’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo iyo xubno ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo Wasiiradda ayaa gaaray magaaladda New Delhi ee dalka Hindiya. Ujeedadda Socdaalka wafdiga Ra’iisalwasaare Xigeenka...
Read moreMadaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya, kaas oo qorshihiisa iyo ahaa sidii ay qorshe mid ah...
Read moreMike Pence Madaxwayne ku xigeenka Mareykanka ayaa sheegay in Go’aanka Kuuriyada Waqooyi ee ku aadan in hogaamiyahooda uu la kulmo madaxwayne Donald Trump ay tahay mid muujinaysa in takoorka iyo...
Read moreMaanta ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu u furmo kalfadhigii Seddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo uu ka qeyb geli doono Madaxweynaha Dowladda Faderaalaka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha Dowladda...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Ku Qaabilay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay oo booqasho ku yimid Halkani, iyagoo ka wada hadlay arrimo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho