Dowladda Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 15 Haween ah,kuwaasi oo u dhashey Dalka Turkiga,islamarkaana lagu eedeeyey in ay ka tirsanyihiin kooxda Daacish. Maxkamad kutaala Dalkaasi Ciraaq ayaa waxay sheegtay in...
Read moreRa’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre,Wasiirka Amniga Xukuumadda,Saraakiisha Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa galabta booqday xarunta Ciidanka Xasilinta Caasimadda Muqdisho,waxayna kula dardaarmeen xoojinta...
Read moreRa’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan “Injineer Yariisow” ayaa galabta si wadajir ah u booqday qaar ka...
Read moreKulankaan lagu mataaneenayey kooxda kubadda Cagta ee LLPP jeenyo iyo Antalia ee dalka Turkiga waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho...
Read moreWasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda X. f. Soomaaliya C/laahi Sheekh Cali “Qaloocoow” oo maanta booqasho ku tagay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo ayaa halkaasi ka furay mashaariic horumarineed oo...
Read moreBudhcad Badeed Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaadday Markab lagu Magacaabo MT Leopard Sun, oo ku gooshayay Calanka Dalka Singabuur, kaasoo kasoo shiraacday xeebaha Dalka Cumaan kuna sii jeeday Magaalada Cape...
Read moreAllaha u naxariirtee Wariye Axmed Xasan Colaad oo ka mid ahaa wariyaasha ka howgala Magaalada Muqdisho kana tirsanay shaqaalaha laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho....
Read moreWaxaa magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda Hey’adda Qaramada Midooway u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee (FAO)....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho