Dhageyso: Ciidamada xoogga dalka oo hawlago lagu baacsanayo al-shabaab ka wada bakool
Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Xudur Cabdulaahi cumar Taleefan ayaa Radio Muqdisho u sheegay inay Al shabaab kala,wareegeen tuulooyin Hoostaga Gobolka bakool. ka dib Hawlgal ay ciidamada xoogga dalka ka sameeyeen deegaano hoosyimaada Degmada oo uu tilmaamay inay ku...
Read more











