Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Ciidamada Xasilinta ku booriyay iney dardar geliyaan sugida Amniga Muqdisho+Sawirro
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre,Wasiirka Amniga Xukuumadda,Saraakiisha Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa galabta booqday xarunta Ciidanka Xasilinta Caasimadda Muqdisho,waxayna kula dardaarmeen xoojinta...
Read more











