Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku-xigeenka dalka iyo Guddoomiyaha G/Banaadir oo booqday dhaawacyada Qaraxyadii Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku-xigeenka dalka iyo Guddoomiyaha G/Banaadir oo booqday dhaawacyada Qaraxyadii Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan “Injineer Yariisow” ayaa galabta si wadajir ah u booqday qaar ka mid ah Isbitaallada Muqdisho ee ay ku jiraan dhaawacyadii waxyeelada ka soo gaartay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho.

Dhaawacyada ayaa la sheegayaa in Xaaladooda Caafimaad hadda soo hagaageyso,islamarkaana ay heleen adeegyadii caafimaad ay u baahnaayeen.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan oo ka hadlay Xaaladda dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Muqdisho ay ka fuliyeen Kooxda Nabadiidka Al-Shabaab ayaa sheegay iney Xaaladdooda hadda soo hagaageyso,wuxuuna Alla ka sakow u mahad celiyay dhaqaatiirtii xaaladooda caafimaad ku dadaashay.

“Waxaan galabta booqanay qaar kamid ah Isbitaallada magaalada ee ku jiraan dhaawacyadii dhowaan ay wax-yeelladu ka soo gaartay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo hadda ay  xaaladdooda caafimaad soo hagaagayso” ayuu ku Yiri Gobolka Banaadir Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebooka.

Ra’iisal wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo la hadlay Warbaahinta ayaa u rajeeyay dhaawacyada inuu Illaah u booga dhayo,isagoona balan qaaday in Dowladda inta Karaankeeda ah ku dadaali doonto sidii dadkaasi ilgaar ah loogu eegi lahaa.

Previous Post

Kullan lagu mataaneynayay Kooxo ka kala dhisan Soomaaliya iyo Turkiga oo Muqdisho ka dhacay

Next Post

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Ciidamada Xasilinta ku booriyay iney dardar geliyaan sugida Amniga Muqdisho+Sawirro

Next Post
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Ciidamada Xasilinta ku booriyay iney dardar geliyaan sugida Amniga Muqdisho+Sawirro

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Ciidamada Xasilinta ku booriyay iney dardar geliyaan sugida Amniga Muqdisho+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In