Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaare kuxigeenka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Mudane Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaaminayey. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Dowladda Turkiga...
Read more











