Dowladda Kenya ayaa degaannada Tana River iyo Kilifi ee Gobolka Xeebta ka mabnuucday ka ganacsiga dhuxusha si bilicda degaanka loo badbaadiyo. Guddoomiyaha Tana River Dhadho Godhana ayaa walaac ka muujiyay...
Read moreSafiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo u waramayay Wakaaladda SONNA ayaa faah faahin ka bixiyay qeybtii labaad ee maxaabiis Dowladda Soomaaliya ay ka soo deysay xabsiyada Dalka...
Read moreNorth Korea revealed Tuesday that leader Kim Jong-un reached a “satisfactory agreement” with visiting South Korean officials in Pyongyang the previous day. According to the reclusive state’s KCNA news agency,...
Read moreDeegaanno ka tirsan Gobolka SHabeelada Dhexe ayaa waxaa ka dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka oo saameyn ku yeeshey bulshada kunool Gobolkaasi,iyadoo ilaa 5 qof ay ugu geeriyoodeen Cudurkaasi Gudaha Isbitalka Guud...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka Bangiga Adduunka ee ka furmay magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka, loona yaqaano (Fragility Forum 2018) . Waxuuna ku baaqay in...
Read moreGudoomiyaha ayaa sheegay in u kulmo laqadan doono guddiga shaqaalaha ee Galmudug halkasiina ay ku sugnaan doonaan mudo labo maalmood ah. Gudoomiye Xasan Abshiroow Maxamad ayaa Warbaahinta qaranka uga waramay ujeedaada ...
Read moreDalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku dhintay dad badan oo ku sumoobay Hilib ay isticmaaleen,iyadoo Dowladaha kala ah Namibia, Zambia Iyo Bostwana oo deris lah Koonfur Afrika ay hakiyeen hilibkii...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan dadka naafada ah ee u baahan garab istaagga iyo la jaan-qaadka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho