Taliyaha Asluubta Soomaaliyeed oo Gaaray Magaalada Doha ee wadanka Khadar
Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) ayaa gaaray Magalada Doha ee Dalka Khadar. Wafdiga Taliyaha Ciidanka Asluubta S/guud Bashiir Maxamed Jaamac waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada...
Read more











