The February 8, 2017 Story: Achievements and Milestones
It is now a year since President Mohamed Abdullahi Farmaajo was elected as the President of the Federal government of Somalia with a hefty majority and his ascendency to power...
Read moreIt is now a year since President Mohamed Abdullahi Farmaajo was elected as the President of the Federal government of Somalia with a hefty majority and his ascendency to power...
Read moreXerooyinka barakayaasha ee ku yaaala deegeanka Garasbaaley ee gobolka Banaadir oo ay ku jiraan dad kasoo barakacay abaarta ka jirta meel ka mid gobolada dalka ayaa masuuliyin ay horkacayso xildhibaaan...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ku bogaadiyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo dhallinyarada Ubaxa Caasimadda olalaha nadaafadda iyo bilic soo celinta ay...
Read moreTv-ga dalka Siiriya ayaa sheegay in ay toogteen Diyaarad nuuca dagaalka ah oo ay leedahay dalka Israa’iil,kadib kolkii la tilmaamay in ay dooneysay in ay weerarto saldhig ciidan oo ku...
Read moreTaliyaha Ciidanka Asluubta S/Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa u hambalyeyey Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal degaya Sanadguurada 53-aad ee kasoo wareegtay markii...
Read moreDowladda Mareykanka ayaa soo saartay go’aano la xiriira in ay xayiraad saartay Shirkado duulimad oo lagu eedeeyay in ay taageeraan Kooxda Argagixisada ee Daacish. Xukuuamadda Washington ayaa Jimcihii shalay sheegtay...
Read moreBananbax loogu magac daray Daahfurka Maalinta Nabadda ayaa ka dhacay magaalada Caabudwaaq. Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo uu hogaaminayo Madaxa Golaha xukuumadda Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ayaa ka qeybgalay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Gudoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya , Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah iyo Golihiisa Wasiiradda , Xildhibaanada labada aqal ee...
Read moreAkadeemiyad goboleedka Af- Soomaaliga ayaa 50 dhallinyaro ah u qabatay tababar ku saabsan habeynta qoraalka Af Soomaaliga. Akadeemiyad goboleedka Af Soomaaliga ee "AGA" ayaa tababar ku saabsan habeynta Afka Soomaaliga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho