Ku dhawaad 10 katirsan Maleeshiyada Shabaab oo lagu dilay Bokool
Waxaa sii kordhaya khasaarihii ka dhashey dagaal dhexmaray ciidamo taabacsan Mukhtaar Roobow Abuu-manduur iyo maleeshiyaad katirsan kooxaha argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Bokool. Dagaalkan ayaa ka dambeeyey kadib markii...
Read more