Ciidamada difaaca Cirka ee Dalka Sacuudiga oo burburiyay Gentaal ay tuureen Xuuthiyiinta Yemen
Ciidamada difaaca Cirka ee Boqortooyada Dalka Sacuudi Carabiya ayaa Maanta burburiyay Gentaal nooca Balaastikada ah oo ay Jabhadda Xuuthiyiinta Dalka Yemen ku ganeen Magaalada Khamiis Musheed oo ka tirsan Gobolka...
Read more











