Goddoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga
Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga Waxaa kulan ku yeeshay Godoomiya Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (jawaari) iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Turkiga. kulankan ay wada yesheen jaaliyadda...
Read more











