Wafdi uu hogaaminayay Wasiir Beyle oo kormeeray deegaanka Goob weyn+Sawirro
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo hogaaminaya Wasiirrada Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada ayaa Kormeer shaqo ku tagay Deegaanka Goob-weyn ee Gobolka Jubada Hoose. Wasiirrada ayaa soo indha indheeyay...
Read more





