Madaxweyne Erdogan oo shir deg deg ah isugu yeeray Hogaamiyayaasha Dunida Muslimka
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyay go’aanka madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump uu Jerusalem ugu aqoonsaday caasimadaa Israel,wuxuuna Erdogan sheegay in Go’aankaan uu gobolka Gelinayo dagaal ahli ah. ” Qaadashada...
Read more