Qaban qaabada soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya oo ka socota magaalada Garowe
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa laga dareemayaa qaban qabaabada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi "Farmaajo" oo ku wajahan magaaladaasi. Sidoo kale,waxaa maanta magaalada Muqdisho...
Read more











