Akadeemiyadda Cilmiga. Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta oo diyaar garoow ugu jirta xuska maalinta qorista Afka Soomaaliga(Dhageyso+Sawirro)
Akadeemiyada, Cilmiga, Dhaqanka Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ayaa diyaar garoow ballaaran ugu jirta xuska maalinta qorista Afkeenna hooyo, taasoo ku asteysan 21-ka bishan Janayo. Gudoomiyaha Akadeemiyadaasi C/qaadir Nuur Xuseen oo...
Read more











