Mashaariic Horumarineed oo laga fulinayo Magaalada Cadaado
Wafdi ka socda Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug,waxaana kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug. Ujeedka Wafdiga ka socda Turkiga ee...
Read more











