DAAWO SAWIRRADA:- Sida Madaxweynaha JFS loogu soo dhoweeyay magaalada Carmo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya deegaanada Puntland ayaa hadda gaaray magaalada Carmo waxaana uu booqday xarunta labaad ee tababarka ciidanka booliska soomaaliya.
Read more











