Madaxweyne Farmaajo oo goor dhow xariga ka jaraya Garoonka Diyaaraha Garoowe oo dib u dayactir lagu sameeyey
Waxaa magaalada Garoowe ka socota qaban qaabo ku aadan sidii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo uu xariga uga jari lahaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe,kadib markii la soo geba...
Read more










