Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka hadlay weerarkii khawaarijtu ku qaaday Liido,baaqna u diray Shacabka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerarkii arxan darada ahaa ee khawaarijtu ku qaadeen Xeebta liido ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyen Cali Guudlaawe...
Read more











