Maxaabiis Soomaali ah oo laga keenay Sechelles ayaa maanta la soo gaarsiiyay Muqdisho+Sawirro
Maxabistaan oo Tiradooda Gareeysay Todobo Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku Xirnaa jaziirada Sechelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku Soo dhaweyay Wasiirka Cadaalada,...
Read more











