Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo maalintii labaad ka qeyb galayo shir ka socdo Magaaladda Baydhabo.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maalintii labaad Magaalada Baydhabo uga qeyb galayo Shirka Guddoonada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Goboleedyadda. Shirkan oo...
Read more











