Wafdi ka socda Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug,waxaana kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug. Ujeedka Wafdiga ka socda Turkiga ee...
Read moreColumbus oo ah magaalada labaad ee Soomaalida ugu badan Mareykanka ay ku noolyihiin waxaa markii ugu horeysay ka biloowday isbadal ay samaynayaan aqoonyahano Soomaaliyeed oo doonaya in ay qeyb ka...
Read moreMunaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa loogu dabaal degayay 74-aad guuradii kasoo wareegatay xiligii la aas-aasay ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ah ciidankii ugu horeyay ee laga dhisay...
Read moreShirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ee arrimaha...
Read moreDowladda Talyaaniga ayaa markii u horresay qaabishay 162 Muhaajiriin ah oo lau soo qaaday laba Diyaaradood nooca Ciidamada ah oo ay leeyihiin Ciidamada Taliyaaniga, kuwaasi oo si toos ah looga...
Read moreMadaxweynaha Falastiin Mahmoud Abbas ayaa ugu yeeray Midowga Yurub in uu ku dhaqaaqo qorshaha nabadda Israel iyo Falastiin. Abbas ayaa sidoo kale sheegay in uusan aqbali doonin qorshe kasta oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho