Maleeshiyaad ka tirsana Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn
arbixin uu soo saaray Taliska ciidamada Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo 15-kii bishaan lagu beegsaday kooxda Al-shabaab lagu dilay 8-ka tirsan maleeshyada kooxdaasi. Howlgalkaasi oo...
Read more











