Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga dib u eegista Dastuurka+Sawirro
Xildhibaanada Aqalka sare ayaa kulan ay maanta yeesheen waxay warbixin seddax biloodle ah kaga dhageysteen Guddiga dib u eegista dastuur ee Labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay...
Read more











