Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xisbiga ANC ee K/Afrika oo dooranaya hoggaan cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Koonfur Afrika oo si Kulul u Cambaareysay Qaraxiika dhacay Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 3000 oo  xafiis oo xisbiga ANC ku leeyahay  guud ahaan wadanka oo dhan ayaa waxaa ay soo dirsadeen ergada uga qeyb gali laheyd  Shirka,  Shirka 54aad ee ANC  waxaa uu kaga duwanyahey shirarkii horey u qabsan jiray ANC sida kii  51,52,53, shirkan

Marka aad fiiriso qodobadan hoos ku qoran waxaa laga dheehan karaa in uu jiro farqiweyn oo u dhexeeya shirkan iyo shirarkii ka horeeyey.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

1-Waa markii ugu horeeysay  ee ay ka qeyb galaan sadax dumar ah oo wadanka sumacad ku leh oo u taagan hogaaminta xisbiga

2-Taariikhda xisbiga waa markii ugu horeeysay  ee 7 qof ay u tartamaan Xilka ugu sareeya ee xisbiga ee hogaamiyenimada

3-shirka 54 waxaa uu xamaasad ku leeyahey waa markii ugu horeeysay oo ee haweenay wadanka magac iyo sumcad ku leh  loona sahdaalinayo in ay guuleysto ay ka qeybgaleyso, taas oo ah xaaski hore ee zuma ee Nkosazana Dalmini- Zuma

4-Shirkan waxaa uu shirarkii kale kaga duwanyahey  Waxaa ka qeyb qaadanaya madaxweyna ku xigeenka wadanka Cyril Ramaphosa oo ah nin caan ah dhanka  dhaqaalaha waxaana si weyn loogu sadaalinayaa in uuku guuleysto, kaasi oo taageero badan ka heysta  ganacstada wadanka oo cadaanka u badan.

5-shirkan waxaa uu shirarkii horey u dhici jirey kaga duwanyahey waxaa hal meel ku wada kulmaya hogaamiyayasha xisbiga iyo xubanaha ku mideeysan xisbiga ANC oo aragtiyo kala duwan iyo khilaaf dhaxooda ka jira iyado uu dhamaaday xilkii xisbiga uu ka yahay madaxweyne jacob zuma oo loo arkay mid xisbiga aragti ahaan kala qeeybiyay waxaana lagu eedayay musuqmaasuq baaxad leh oo badan hantida qaranka oo si qaas ah uu isticmaalay iyo arima kale oo la xiriira godadka macadanta laga qodo iyo waliba  sameeyn uu ku lahaa shirkada dayruuradaha South african airways  iyo xiriirka kala dhexeeya qoyska Gupta Family oo la la xiriirinayo in ay majarajaha u hayaan Zuma marka ay noqoto in golaha wasiirada iyo magacabisooda

Shirka haatan u socda xisbiga ANC oo galye malaintiisii labad waxaa xusid mudan ilaa hadda  in aanu bilaabin codeynta 6 xubin ee ugu waaweyn, ayadoo la isku waafiqi laayehy qaabkii doorashada u dhici laheyd taasi o caadad u aheyd in xubnaha gudiga doorshada iyo ergada isku waafiqi laayihiin  qaabkii u dhici laahaa.

Haatan shirka waxaa xaadir ku ah 4776 xubnood oo ay ku jiraan 60 laga so xulay ururka dhalinayarada ee Xisbiga ANC youth ,60 dumar ah oo ka socda ururka haweenka xisbiga  iyo 55 ergo ka socta  odaaysha xisbiga……

Haatan Waxaa si toos u socda codeynta 6 boos ama kursi ee gudiga fulinta Xisbiga ANC. waxaa cabasho weyn laga muujinayaa fargalinta ay arintaani ku hayaan Ganacsatada waxaa hada farta lagu fiiqayaa  Bidvest oo ah shirkad weyn oo arimo badan ka shaqeeysa waxaa kale la so sheegayaa cod gadsho labada dhinac ah oo ka dhexbilaabtay ergada.

ANC Waxaa haysta caqabada badan oo ugu imaanaya xisbiyada mucaaradka doorashadii dowladaha hoose ANC ee dhacdey 2016 wadanka  Xisbiga ANC wuxuu lumiyay magaloooyin dhaqaala xoogan uu kaso gali jiray oo maamulkooda gacanta ku hayay Sida PE Metro. Twshan Metro, Johannesburg Metro, Iyo Cape Town Metro.

Inkastoo uu wali xisbiga uu awood badan leeyahay hadane waxa uu lumiyay tageerada ugu badan ee shacabka musuqmaasuqa iyo dilal dhacay awgeed

Mar uu khudbad ka jeedinayay furitaanka shirka ANC ku dooraneeysa hogaamiyahooda cusub ee badalaya zuma ayaa madaxweyne zuma waxa uuergada ka qaybgalaysa shirka xisbiga u sheegay in khatar weyn uu wajahaua xisbiga taasi uu ku tilmaamay kala qeeybsanaan weyn oo ka dhax jirta gudaha xisbiga waxaana uu zuma xusay in dad badan ay lumiyeen kalsoonidii ay xisbiga ANC ku qabeen.

Si kastaba madaxweyne jacob Zuma ayaa sii ahaan doona madaxwaynaha Koonfur Afrika ilaa laga gaaro doorashada sanada 2019 xiligaasi oo la filayo in kuriga uu ka dego

Omar Kiyow

Johannesburg-South Africa

Previous Post

Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Tacsi u diraya Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Next Post

Xubno ka socda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Cape Town+Sawirro

Next Post
Xubno ka socda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Cape Town+Sawirro

Xubno ka socda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Cape Town+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In