Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan oo kulamo la qaadatay ganacsatada ugu waaweyn dalkaasi+Sawirro
Masuuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistan oo ay hoggaaminayso Danjire Marwo Khadiija Maxamad iyo u qaybsanaha ganacsiga iyo warshadaha ee Safaaradda Khadar Dheen Guuleed ayaa waxay kulamo ku saabsan dardargalinta...
Read more











