Militariga Soomaaliya oo howlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Arggagixisada Shabaab
Ciidamada Militariga Soomaaliya ayaa sii kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Shabaab,gaar ahaan deegaanada kuyaala xadka ay wadaagaan Shabeelooyinka oo ay ku sugan yihiin cutubyo katirsan ciidanka Xoogga Dalka. Wararka...
Read more











