Janaraal C/weli Jaamaca Xuseen (Gorod) Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyed iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday Isbitalka Martiine ee Magaalada Muqdisho,halkaasi oo ay kujiraan Naafadda Ciidanka Xooga Dalka. Ujeedada booqashada...
Read moreWarkan ka soo baxay Xoghaya arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa looga digay dalalka dariska la ah Lubnaan inaysan colaad ka hurin Lubnaan, kadib markii xiisad ay ka dhalatay...
Read moreJaaliyada Somaliyeed Ee Dalka Norway ayaa ururiyay Dhaqaqaale lacageed oo gaaraya 1.090.574 kun oo Norwegian ah una ddhiganta 128.162 kun oo Dollarka Mareykanka ah . Lacagtan oo ay iska soo...
Read moreCiidamada Militariga Soomaaliya ayaa sii kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Shabaab,gaar ahaan deegaanada kuyaala xadka ay wadaagaan Shabeelooyinka oo ay ku sugan yihiin cutubyo katirsan ciidanka Xoogga Dalka. Wararka...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee amniga Gobolkaasi iyo howlgalada la doonayo in guud ahaan Gobolka Shabeellaha...
Read moreMagaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu aasay Allaha u naxriistee meydka Taliyihii Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Taraafiko Jenaraal Cali Maxamed Cali, kaasi oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Aaskiisa waxaa ka...
Read moreAllaha u naxriistee Waxaa xalay Muqdisho ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Nabad galyada Waddooyinka Taraafiko Jenaraal Cali Maxamed Cali, oo mudooyinkii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho. Waxaa uu Taliyuhu...
Read moreDonald Trump Madaxweynaha Trump ayaa kulan la qaadanaya dhiggiisa dalka Shiinaha Xi Jinping, xilli Trump oo ku gudo jiro maalintii labaad ee booqashadiisa uu ku joogo Beijing. Madaxweyne Trump ayaa...
Read moreKaddib doorashooyinka dowladaha hoose oo ka dhacay Gobollada dalka Mareykanka ayaa Gobolka Minnesota waxaa ku tartamayay sagaal qof oo Somali ah waxaana guuleystey sadax kamid ah Dadka guuleystay waxaa ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho