Dowladda Ruwanda oo balanqaad muhiim ah sameysay
Xukuumadda Kigaali ee Rwanda ayaa waxaa ay sheegtay in ay ku yaboohday in ay magangalyo siinayso 30,000 oo muhaajiriin Afrikaan ah oo ku go’doonsan dalka Liibiya, kuwaas oo badankood ku...
Read moreXukuumadda Kigaali ee Rwanda ayaa waxaa ay sheegtay in ay ku yaboohday in ay magangalyo siinayso 30,000 oo muhaajiriin Afrikaan ah oo ku go’doonsan dalka Liibiya, kuwaas oo badankood ku...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa...
Read moreShirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu bilowgii shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar), halka uu qeybtii...
Read moreWasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa muhiimadda uu leeyahay xeerka la dagaallanka Argagixisada ku sheegay in uu yahay sidii dalka looga ciribtiri lahaa Kooxda Argagixisada laguna xakameyn...
Read moreRa’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaaladaasi uga qeyb galaya munaasabad lagu dhagax...
Read moreGuddomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti...
Read moreWasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Prof: C/llaahi Sheekh Cali "Qalloocoow" iyo mas'uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa maanta dhagax dhigay xarun la doonayo...
Read moreCiidamada ammaanka ayaa waaberigii saaka howlgal lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe. Taliyaha qeybta Booliiska ee gobolka Sh/Dhexe G/lle Aadan Yaroow ayaa Radio Muqdisho u...
Read moreWaqooyiga Magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq ayaa waxaa ku dhimatay Ugu yaraan 23 iyo lixdan kale oo la dhaawacay kadib markii halkaasi lagu qarxiyaya gaari ku rarnaa waxyaabaha qarxa....
Read moreWixii ka dambeeyey iscasilaadii Madaxweynihii hore ee Dalka Zimbabwe Robert Mogabe waxaa sii kordhayay dabaal degyada ay sameynayaan dadweynaha wadankaasi oo ay ku muujinayaan sida ay ugu faraxsanyihiin wareejinta Awoodda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho