Tababar ku saabsan baarista Danbiyada iyo Xaquuqul insaanka ayaa maanta magaalada Baydhabo looga furay Askar ka tirsan laamaha Ammaanka ee maamulka K/Galbeed. Madaxweynaha maamulka KG mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan...
Read moreMas’uuliyiinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay ay soconayaan qorshayaal isugu jira sidii amni loogu soo dabaali lahaa deegaanada Galmdug iyo xoojinta arrimaha dib u heshiisiinta si loogu guuleysto hadafka uu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" ayaa sheegay in uu bilaabayo wadahadallo dhab ah si loo helo midnimo siyaasadeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in midnimada Soomaaliya ay tahay...
Read moreWasiirka Maaliyadda XFS Dr Cabdiraxman Ducaale ayaa maanta Muqdisho ka furay shir ay ka qayb galayaan Sagaal Wasaaradood iyo Xafiiska Xisaabiyaha guud ee Qaran. Shirkaan oo ku saabsan hagaajinta hanaanka...
Read moreMadaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa Booqosho Ku tagay Galinsoor Waxa uuna la hadlay Shacabka ku dhaqan Deegaankaasi asagoo si adag uga hadlay dhibaatooyinka ay isbaarada...
Read moreXili uu jiro cadaadis caalami ah oo ku wajahan Xukuumadda Pyongyang ee kuuriyadda Waqooyi, ayaa lagu soo waramaya in ay Kuuriyada Waqooyi ay weli ku taamayso horumarinta Gantaaladeeda ridadad Dheere....
Read moreWasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa Munaasabad duco iyo xusuus ah maanta ugu qabatay Royal Palace Hotel ee Magaalada Muqidisho Marxuum Abdirahman Jama Barre, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho