Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya oo laga jaraayo hal milyan oo doolar si loogu caawiyo dadka ay waxyeelada soo gaartay “DAAWO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya oo laga jaraayo hal milyan oo doolar si loogu caawiyo dadka ay waxyeelada soo gaartay “DAAWO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulan deg deg ah oo aan caadi aheyn oo ay xarunta villa hargeysa ku yeesheen gudiyada joogtada ah ee golaha shacabka ayaa waxaa ugu horeyn loogu tacisydeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii aragagxisnimo ee kooxda Al-shabaab ka geysteen Magaaladda Muqdisho ,waxaana goluhu ay caafimaad deg deg ah alle uga baryeen dadkii ay dhaawacyadu ka soo gaareen qaraxaasi.

kulanka oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa loogu mahad celiyay dadka Soomaaliyeed ee ka qeyb qaatay Gurmadka dadkii qaraxaasi ku waxyeeloobay iyo sidoo kale dowladaha Djabouti iyo Turkiga oo iyagu qeyb weyn ka qaatay gurmadka dhibtana la qeybsanaya shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladooda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Gudiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa kulankooda ugu yeeray Taliyaha Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo Wasiirka Amniga oo ay su’aalo ka weydiiyeen qaraxii iyo sababtiisa.

Sidoo kale inta uu socday waxaa la isku raacay in lacag dhan halmilyan oo doolar laga jaro miisaaniyada Dowladda islamarkaana loogu gurmado dadka qaraxii dhacay ku waxyeeloobay,sida uu geba gebada ka dib uu warbaahinta Qaranka u sheegay Mudane Mahad C/lla Cawad oo ah gudoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Waa kulankii koowaad ee aan caadi aheyn oo ay yeeshaan gudiyada joogtada ah ee Golaha Shacabka waxa uuna kusoo beegmayaa iyadoo sabtidii aynu soo dhaafnay isgoyska Soobe ee Magaaladda Muqdisho uu ka dhacay Qarax sababay dhimashada dad ku dhaw 300 tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen ,iyadoo ay jiraan dad weli lagu la’yahay nolol ityo geeri intuba.

Previous Post

Taliyaha cusub ee CXD oo xilka si rasmi ah ula wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo “Waxa aad noqoteen dalkii ugu horreeyey ee si dhaw noola qaybsada musiibada dhacday” SAWIRRO

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Waxa aad noqoteen dalkii ugu horreeyey ee si dhaw noola qaybsada musiibada dhacday” SAWIRRO

Madaxweyne Farmaajo “Waxa aad noqoteen dalkii ugu horreeyey ee si dhaw noola qaybsada musiibada dhacday” SAWIRRO

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In