Shacabka degmada Yaaqshiid oo aragtidooda ka dhiibtay arrimaha maamulka, dib u dhiska iyo maqaamka caasimadda
Shacabka degmada Yaaqshid ayaa aragtidooda ka dhiibtay Sida ay tahay in loo wajaho arrimaha Maamulka, ammniga, siyaasadda, dhaqaalaha, dhismaha waddooyinka degmadaasi iyo maqaamka Muqdisho. Barnaamijkaan oo qeyb ka ah olalaha...
Read more











