Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jarmalka oo sheegay in Soomaaliya uu ka caawin doono arrimo Nabad gelyada ay kamid tahay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Jarmalka oo sheegay in Soomaaliya uu ka caawin doono arrimo Nabad gelyada ay kamid tahay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi C/laahi oo lagu casuumay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 27 ee ka soo wareegatay midowgii labada Jarmal ee bari iyo galbeed ayaa hambalyo u direy dowladda iyo shacabka Jarmalka, isagoo ka codsaday in labo laabaan taageeradooda Soomaaliya.

Danjiraha dowlada federaalka Jarmalka ee Soomaaliya JUTTA  FRASCH oo ka hadlaysay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 27 ee ka soo wareegatay midowgii labada Jarmal ee bari iyo galbeed oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegtay in Jarmalku uu labada sano ee soo socota ugu deeqay Soomaaliya lacag ka badan USD 122 Milyan, taas oo lagu bixin doono kobcinta dhaqaalaha dalka, ka soo kabashada abaaraha iyo shaqo abuurka dhalinyarada.

Related posts

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026

JUTTA  FRASCH, ayaa xustay in arintan qeybka tahay heshiiskii taariikhiga ahaa ee labada dowladood ku kala saxiixdeen magaalada Berlin ee dalkaasi.

Danjire, JUTTA  FRASCH ayaa sidoo kale sheegtay in 95.5 Milyan oo Euro ku bixiyeen dadkii abaaraha saameeyeen ee dalka, iyadoo tilmaantay in safarkii uu Soomaaliya ku yimid wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Gabriel Sigma oo ahaa calaamad muujinaysa xiriirka Berlin iyo Muqdisho isla markaana uu ahaa wasiirkii arrimaha dibadda dalkaas oo Soomaaliya yimaada ebad.

JUTTA  FRASCH, ayaa sheegtay in Soomaaliya sidoo kale ka caawin doonaan arimaha nabad geliyada, hanaanka federaalka iyo hagaajinta maamulka dowliga ah….

Munaasabdda ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha gobolka Banaadir, xeer ilaaliyaha qaranka, danjiriyaal iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowladda. iyadoo JUTTA  FRASCH khudbadii halkaas ka jeedisay sidoo kala kaga hadashay ahmiyadda ay leedahay in dadka Soomaaliyeed ka tashtaan aayahooda isla markaana khilaafaadka dhinac iska dhigaan.

Previous Post

(AKHRISO) Dowladdaha Soomaaliya iyo Suudaan oo gaaray Heshiis is afgarad.

Next Post

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo soo xirtay shir wadatashi ah+Sawirro

Next Post
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo soo xirtay shir wadatashi ah+Sawirro

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo soo xirtay shir wadatashi ah+Sawirro

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo  kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

August 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda

August 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In