Degmadda Balad Xaawo oo laga Saaray Maleeshiyaadkii Al-shabaab.
Aragagaxisada Al shabaab ayaa laga saaray Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo saaka ay kula dagaalameen Ciidamada Daraawiishta Jubbaland sida Warbaahinta Qaranka ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka. Maleeshiyada Aragagaxisada Al...
Read more











