Raashin loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Cabuudwaaq
Raashin gargaar ah ayaa loo qeybiyay dad danyar ah oo ku tabaaleeysan xerooyinka loo yaqaano Kaamamka ee ku yaala magaalada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud. Deeqdaan Raashinka ah oo ka timid...
Read more











