Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raashin loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Cabuudwaaq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Raashin loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Cabuudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raashin gargaar ah ayaa loo qeybiyay dad danyar ah oo ku tabaaleeysan xerooyinka loo yaqaano Kaamamka ee ku yaala magaalada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Deeqdaan Raashinka ah oo ka timid Dowlada Turkiga ayaa ka koobneyd 520 Kortoon oo ay ku jiraan Bariis, Bur, Saliid iyo Baasto waxaana loo qaybiyay toban kaam oo ah kuwii ku soo barakacay abaarta iyo xubno ka tirsan ururka naafada demgada Caabudwaaq.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha magaalada Caabudwaaq Caaqil Axmed Haaraa ayaa sheegay in deeqdaan ay ka faa’iideysteen dad farabadan oo danyar ah iyo kuwo naafo ah, wuxuuna uga mahadceliyay dowladda Turkiya deeqdan ay soo gaarsiisay degmada Cabuudwaaq.

Dadka deeqdan la gaarsiiyay ee ku nool degmada Cabuudwaaq ayaa dhinacooda ka mahadceliyay Deeqdaan la soo gaarsiiyay kuwaas oo ku soo barakacay abaarta ka jirta dalkeena.

Previous Post

Kooxda Daacish oo sheegatay mas’uuiyadda weerar lagu qaaday Ciidamada Ciraaq

Next Post

Xafiiska diiwaangelinta Xisbiyada siyaasadda oo maanta laga furay Muqdisho

Next Post
Xafiiska diiwaangelinta Xisbiyada siyaasadda oo maanta laga furay Muqdisho

Xafiiska diiwaangelinta Xisbiyada siyaasadda oo maanta laga furay Muqdisho

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In