Kulan looga hadlayo Amniga Geeska Afrika oo ka dhacaya Khartum
Caasimadda dalka Sudan ee Khartuum ayaa la qorsheynayaa in lagu qabto kulan looga hadlayo qadiyadaha amniga iyo deganaashaha wadamada Geeska Afrika. Kulankan ayaa waxaa hadda qabanqaabinaya Ururka midnimada Afrika oo...
Read more











