Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dastuurka Maamul Goboleedka Koofur Galbeed oo tababar ku saabsan Dastuurka Furtay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Xildhimaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo Ma’suuliyiin koonfur galbeed ayaa ka qeyb galay Munaasabad tababar loogu furay labo boqol (200) barre oo ku nool Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo socon doono Mudo dhoor maalin aha ayaa waxaa Ka qeyb galiyaasha lagu baridoona Casharo Laxariira Dastuurka iyo Qorshaha Qaranka , Tababarkaan ayaa waxaa iska kaashaday Hay’adaha CRD FCA iyo Wasaarada Dastuurka Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Tababarka Mudada uu socodo waxaa Ka qeyb galaya xubno ka kala socoda Urarada Bulshada Rayidka si iyaguna ay ugaarsiyaan Bulshada Fariimaha Ama Waxii ay kubartaan tababarka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Waxaa ka soo qeybgaley  Furitaanka Tababarka Wasiirka wasaarada Dastuurka Dawlda Koonfur Galbeed C/laahi Sheekh Xasan iyo Wakiilka hay’ada Wadahadalka Iyo Dib u heshisiinta ee CRD , C/laahi xaaji Xasan. Wasiir kuxigeenka wasaarada Qorsheynta iyo Wakiilo ka socoday Hay’adaha FCA.

Ugu Horeen Waxaa Goobta ka hadley Wakiilka Hay’ada Wadahadalka iyo Dib u heshisiinta ee CRD C/laahi xaaji xasan waxaana uu faafahiyey Casharada labaridoono Ka qeybgaliyaasha mudada tababarka uu socodo.

Gababagadii waxaa kulanka sitoos ah ufuray Wasiirka Wasaarada Dastuurka KG C/laahi Sheekh Xasan waxaana ka qeybgaliyaasha uu kuladardaarmay in ay ka faa iideystaan Mudada tababarka uu socodo.

Previous Post

Warbixin ku saabsan Kooxda Baambeyda iyo ahaqooyinka ay qabtaan “SAWIRRO”

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka oo Soo Dhaweeysay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Next Post
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka oo Soo Dhaweeysay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka oo Soo Dhaweeysay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In