Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo la dardaarmay 12 safiirro magacaaban iyo labo qunsul guud
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi , ayaa maanta oo Axad ah kula dardaarmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho 12 safiirro magacaaban iyo labo qunsul...
Read more











