Ciidanka xoogga oo saakay la wareegay degaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa saaka Howgallo ka dhan ah khawaarijta ka billaabay Koonfurta Gobolka Mudug Ciidamada ayaa saaka ka ruqaansaday Degmada Xarardheere waxayna kaabiga ku haayaan...
Read more











