Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Xasan Maxamed Warsame oo isugu jiray maasuliyiin ganacsato iyo quburo Ajaanib ah oo ku xeel...
Read moreWasiirka Boostada, Isgaariisnta iyo tignoolajiyadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan oo ka qeyb galay barnaamijka waxqabad ee ka baxa warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in sharciga Isgaarsiinta Qaranka ee dhawaan ay...
Read moreAfhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Cabdullaahi Iimaan Ceynte oo lahadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay sii socon doonaan Howlgalada Ciidanka Xoogga ay ka wadaan deegaanadii lagala wareegay Al-shabaab. Afhayeenka...
Read moreWaxaa dalka Mareykanka ku sii baahaya rabshadaha cunsuriyadda laxiriira iyo banana baxyada ay dhigayaan dadka ka soo hor joeeda faquuqaasi oo ay wadaan qaar kamid ah bulshada cadaanka ah ee...
Read moreCiidamada military Ciraaq ayaa sare u qaaday howlgalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada Daacish ee kusugan dalkaasi, iyagoo ka qabsaday deegaano dhowr ah. Ciidamada ayaa haatan isku gedaamey magaalada lagu...
Read moreMas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar iyo jaaliyadda Soomaaliyeed oo kunool magaalada Qaahira ayaa isku diyaarinaya sidii ay u soo dhaweyn lahaayeen wefdiga madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa lagu arkaya...
Read moreWaxaa duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Ciidamo tababar loogu soo geba gebeeyey ciidamo katirsan darwiishta Dowlad goboleedka Jubbland. Ciidamadan oo la sheegay in ay qaateen tababar qaas...
Read moreWasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Magaalada Cadaado uga qeyb galay doorashada hogaanka ururada bulshada rayidka maamulkaasi. 50 ruux oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka...
Read moreWasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shir la yeelatay Wasiirada dhallinyarada ee dowlad goboleedyada, kaasi oo diiradda lagu saaray qabsoomidda tartaka kubadda cagta ee gobollada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho