Guddoomiye Jawaari oo soo xirey Bandhigga Buugaagta Muqdisho.
Muddane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya,ayaa maanta soo xirey Bandhigga Buugaagta oo muddo sedex maalmood ah ka soconayay magaalada Muqdisho. Guddoomiye Jawaari ayaa bogaadiayay dhamaan dadkii...
Read more











