Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalalka Turkiga iyo Kuweyt oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dalalka Turkiga iyo Kuweyt oo kala saxiixday heshiis iskaashi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalalka Turkiga iyo Kuwet ayaa kala saxiixday heshiisyo la xiriira iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarinta kaabaysha dhaqaalaha, ka gadaal markii uu booqasho martiqaad ah uu dalka Turkiga ku tagay Amiirka dalka Kuweyt Shekh Jabir Al-mubaarak Al-sabaax

Dhinaca Dowladda Tirkiga waxaa heshiiskaasi u saxiixay Madaxweynaha dalkaasi  Rajab dhayib Ordagan, halka Dowladda Kuweytna  uu u saxiixay  Amiirka dalkaasi Shekh Jabir Almubaarak Alsabaax, iyadoo qodobada heshiisyadaasi ay laba hogaamiye qalinka ku duugeen ay ka mid yihiin wax wada qabsiga dhinacyada  dulimaadka diyaaradaha Rayidka ah, Canshuuraha, Isgaarsiinta iyo waliba dhinaca kala faa’ideysiga  aqoonta iyo waaya aragnimada Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada labadaasi dal.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Booqashada uu Amirka dalka Kuweyt  ku tagay dalka Turkiga ayaa imanaysa xiili Dawladda Kuweyt ay  waddo dadallo lagu qaboojinayo xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa dowladda Qadar iyo Kuwa Khaliijka.

Dowladda Turkiga  ayaa  doonaysaa in xiisada ka aloosan wadamada Khaliijka qaarkood iyo Dowladda Qadar loo maro hab dibolomaasi ah oo  wada hadal iyo isfaham ah lagana fogaado inay ku lug yeesheen arrintaasi faragelin kale ee quwado shesheeye.

Sida laga warqabo Dowlada Turkiga iyo Kuweyt ayaa leh xiriir aad u wanagsan  oo ku dhisan istaraatiijiyada iskaashiga laba dhinac  iyo waliba tan wadamada  Islaamka.

Previous Post

Arday ku geeriyootay dab ka kacay iskuul ku yaala dalka Malesia

Next Post

Tababar ku saabsan nidaamka dowladaha Hoose oo lagu soo gabo gabeeyay Jowhar

Next Post
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Tababar ku saabsan nidaamka dowladaha Hoose oo lagu soo gabo gabeeyay Jowhar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In